Gaalkacyo; Warbixin ku saabsan Wax soo Saarka Beeraha Gobalka Mudug

47

Magaalada Gaalkacyo waxaa mudooyinkii danbe kusoo badanaya tabcashada beeraha oo ay haatan si wanaagsan u fahmeen qayb ka mid ah ganacsatada gobolka Mudug .

Wariye abaadir ayaa ka diyaariyay warbixin kooban oo ka hadlaya beeraha gobolka Mudug oo wax soo saar balaaran laga dareemayo iyadoo kaalin lixaad leh ay ka qaateen wax soo saarka dalaga kala duwan ee ka baxa dhulka Soomaliya ..

 

Daaawo 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Shirkad Dawooyinka Samaysa oo Gaalkacyo laga Hirgaliyay
https://www.youtube.com/watch?v=ffPBU4mZUJA