XASAASI: Lacagtii Qatar Oo Arsenal Ku So Wajahan (Kadib Neymar Sanchez AYaa Loo SOo Dhigtey)

89

Maalqabeenka Caalamka ka yaabiyey ee dhawaan lasoo Wareegay Cayaaryahanka caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar Nasser Al-Khelaifi oo ah milkiilaha kooxda PSG ayaa fariin goodin ah u diray kooxda Arsenal oo uu ka doonayo Xiddiga dalka Chile ee Alexis Sanchez.

Nasser Al-Khelaifi”Waxaan doonayaan in aan Arsene Wenger kala hadlo heshiiska Cayaaryahanka Alexis Sanchez oo aan doonayo in kala soo Wareego waxaana dani ugu jirtaa in ay si sharf leh Nooga iibiyaan hadii kale Lacag ayaan u adeegsan doonaan waanan ka qaadan doonaan  inaga oo aan asxaan uga ahayn sidaa waxaa ka soo xigtay Wargeyska Daily Mail.

Ninkaan lacagta badan oo u dhashay dalka Qatar ayaa Jimcihii ka soo jeestey lasoo Wareegitaankii ugu layaabka badnaa kubada Cagta Taariikhda kadib markii uu 222 milyan ku soo qaatay Neymar hadana waxa uu donayaa Alexis Sanchez oo uu leeyhaay inta aan xushmada idiin hayno nagala hadla beeca Xiddiga dalka Chile.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Tababare Arsene Wenger Oo Faah-Faahiyay Sababta Ay Kulankaan Ku Seegeen Mustafi, Sanchez, Ozil & Aaron Ramsey.
Tababare Arsene Wenger ayaa shaxdiisa kulanka Community Shield ka saaray dhawr ciyaartoy oo muhiim ah ...