Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Taageeray Xil Ka Qaadista Xaaf (Akhriso)

27

Cadaado (C-Nabadda)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu ku taageerayo Xil ka qaadistii Caawa ay ku sameeyeen Xildhibaano ka tirsan Galmudug Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle “Xaaf”.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay sax tahay xil ka qaadista iyo go’aanka Xildhibaanada ka soo baxay oo ay ku sheegene in ay Xilkii ka qaadeen Xaaf, isagoo sheegay in ay jiraan Qodobo Dastuurka Galmudug iyo Xeer hoosaadka Baarlamaanka u ogolaanayo talaabada ay qaadeen.

HALKAAN-RIIX-SI-AAD-U-AQRISATO-WAR-SAXAAFADEED-KA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Cadaado kula kulmay Madaxda Galmudug
Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare iyo Golaha shacabka oo Cadaado u tagay dhex dhexaadinta Madaxda ...