DOWLAD GOBOLEEDYADA OO DALBADAY DAMAANAD DHEXDHEXAADIN

16

Sidoo kale Golaha ayaa sheegay in sababo amni awgeed la isla meel dhigo goobta uu shirku ka dhacayo iyo sugida amniga.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dhawaan shaaciyay shir Muqdisho ka dhacaya oo socon doona 17-18ka bishan, oo ay yeelanayaan Golaha amniga qaranka, si dhameystiran looma sheegin in looga hadlayo khilaafka dhowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo in kale.

Khilaafka labada dhinac ayaa saameeyay qaar kamid madaxda dowlad goboleedyada oo la saftay dowlada dhexe.

Hoos ka akhriso war-murtiyeedka oo dhamestiran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Ethiopia oo wakhti kordhin ku sameysay baaritaanka kiiska Cabdi Illey (Sababta)
Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa xariga Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Cumar ...