Saamaynta Ardayda ee Moobilada beer salaaxa( Warbixin)

33

Mudooyinkii dambe waxaa kusoo badanayay goobaha waxbarshada cabashooyin badan oo ku aadan isticmaalka taleefoonada casriga ah oo saamayn ku yeeshay hanaankii waxbarshada ardayda.

Magaalada Baladweyne waxay ka mid tahay magaalooyinka sida weyn looga dareemay dhibaatada moobilada beer salaaxa loo yaqaan .

wariye Bashiir Cabdulaahi ayaa warbixin ku saabsan amuurtan inoo isoo diyaariyay.

Dhagayso 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Tartan aqooneedka gobalka Mudug
Guddoonka waxbarashada gobalka Mudug, degmada Galkacyo,koormeerayaasha iyo maamulayaasha dugsiyada dhexe iyo sare ee degmada Gaalkacyo ...