Dhegayso: Mid Kamida Caaqilada Gobolka Mudug oo Baaqdiray

58

Caaqil Cabdi samed  oo Kamida caaqilada magaalada gaalkacyo ayaa Waxa uu sheegay in Muhiim ay tahay In laga wada shaqeeyo Nabadda Gaalkacyo. 

Waxa uu sidoo kale Hadalay Wadada Halboow laha u ah Maalada Gaalkacyo oo Hakad ku yimi shaqadii Dib uhabaynta loogu samay nayey Wadadaasi.

isagoo Hadal kiisa sii wata ayuu ka hadlay Dekeda laga Hirgelinayo Magaaladda Garacad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Ra’iisul wasaare Kheyre oo daahfuray dood wadaag ku saabsan ganacsiga-Sawiro
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta daah-furay dood wadaag u ...