Gudoomiye Tumey Nasri ay tabi doonaan reer Gaalkacyo [ Warbixin]

52

madaxweynaha dowlda puntland cabdiwali maxamed cali gaas ayaa dikreeto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu xilka oga qaaday duqa degmada gaaalkacyo maxamuud yaasiin tumay. waxaa uuna si kumeel gaar ah ugu magacaabay  duqa degmada nabadoon yasiin cabdisamad oo kamid ah nabadoona magalda gaalkacyo.

hadaba waxa arintaasi kahadlay shacabka ku dhaqan magaaladaTan gaalkacyo.

waxaa war bixintaasi noo diyaarisay wariyaheena nimca fiyoora.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Dhegayso: Mid Kamida Caaqilada Gobolka Mudug oo Baaqdiray
Caaqil Cabdi samed  oo Kamida caaqilada magaalada gaalkacyo ayaa Waxa uu sheegay in Muhiim ay ...