Jadwalka doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

46

Guddiga doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay Jadwalka doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed, xilli maalmo Kooban ay ka harsan yihiin doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.

Sidda ay sheegeen Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Diiwan galinta musharaxiinta Waa 22- Bishaan kuna egtahay 23 bishaan.

Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in Hadal jeedinta musharaxiinta ay tahay 25 bishan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Al-Shabaab Oo Xalay Weeraray Degmada Balad-Xaawo Ee G/Gedo
Xalay Saqdii dhexe ayaa dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerareen degmada Balad-Xaawo ee Gobolka ...