Guddigii Maaliyadda Iyo Miisaaniyada Ee Golaha Shacabka Oo La Kala Diray

13

 

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha ayadoo Gudoonka uu soo dhisi doono Guddi cusub.

Qoraal uu soo saaray Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Godoomiye Kuxigeenka koowaad ayaa guddigaas la kala diray waxaan la sheegay in Gudoonka uu Dhawaan soo magacaabi doono Guddi cusub oo ay dooran doonaan guddomiye

Xubnaha Guddiga Miisaa Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha ee la kala diray ayaa u badnaa Xildhibaanada mucaaradka ah Xukuumadda Soomaaliya,waxana Guddiga ay dhawaan eedeyn la xiriirta musuq maasuq u jeediyeen Wasaaradda Maaliyadda iyo Gobolka Banaadir.

 

Hoose Ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Guddoonka Golaha Shacabka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
[Sawirro]: Taliyaha AFRICOM oo qiimeeyey sida uu u arko DF kadib markii Farmaajo uu kula kulmay Magaalada Muqdisho
Taliyaha ciidadmada Mareykanka ee AFRICOM Gen. Thomas D. Waldhauser ayaa la shaaciyey inuu booqasho ku ...