Bisha Cas oo raadinaysaa qandaraasle Haan biyood ka dhisa ceelka tuulada Kuweyt.

25

Ujeeddo: Codsi Qandaraas

 Hay’adda Bisha Cas ee Gobolka Mudug, waxa ay doonaysaa in ay Haan u dhisto ceelka tuuladaKuweeyt ee Degmada Galdogob.

Haddaba Qandaraaslayaasha danaynaya in ay kaqaybgalaan tartanka Haantaan, waxaa laga doonayaa in ay yimaadaan Xarunta Bisha Cas eeGaalkacyo, maalintaTaladada ooku aaddan 1/01/2019, Inta u dhaxaysa 10:00 AM (Aroornimo) illaa iyo1:00 PM ( kowdaDuhurnimo ), si ay u qaataan document-giiqadaraaska.

Haddaba ciddii aan imaan maalintaas, kama mid noqondoonto qadaraasla yaasha u tartamidoona mashruucan.

Sidoo kale, waxaa lagadoonayaa Qandaraaslayaashu in ay document-gaqandaraaska soo xareeyaan, ugudambayn 05/01/2019, oo ku aaddan maalinta Sabtida ah. Document-gawaxaa lagu soo xaraynayaa xarunta Bisha Cas ee Gaalkacyo, waxaana lagu rididoonaa sanduukha qandraaska ( Tender Box ) ee yaalla xarunta.

FG: Dhammaan tartamayaasha waxaa laga doonayaa in ay haystaan Ruqsaddii Ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, sidoo kalana waa in ay degmada kadiiwaan gashanyihiin.

WabillaahiTawfiiq.

Xog-hayahaUrurkaBishaCaseeGobolkaMudug.

AxmedJaamacCabdulle

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Ciyaaryahan Christian Pulisic oo kooxda Chelsea Ku Biiray
Sida ay warinayaan wargeesyada ka soo baxa gudaha Germany oo ugu horeeyo Bild, Kooxda Blues ...