Xulufada Sacuudiga uu hogaamiyo oo duqeyn ka geystay dalka Yemen

40

Xulufada uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa duqeymo ka geystay dekada Xudeyda oo ay ku xooganyihii xuutiyiinta Yemen ka dagaalama, waxaana duqeyntaani ay kusoo aadaysaa iyadoo xabad joojin lagaga dhawaaqay Yemen.

Duqeyamanahaan ayaa sidoao kale lala beegsaday xaafada Al Qaabiyah ee degmada Al Fiqi, waxaana lasoo warinyaa in duqeymahaasi ay ka dhasheyn dhimasho iyo dhaawac.

Waxa ay duqeyntaani kusoo aadaysaa xili saraakiil ka socda Qaramada Midoobe aya maalmihii dambe ku sugnaayeena dalka Yemen iyagoo kulamo gaar gaar ah la yeeshay labada dhinac ee isku haaya dalkaasi Yemen.

Xabad joojin ayaa lagaga dhawaaqay dalka Yemen iyadoo xulufada Sacuudiga hor kacayo ay iyagana sheegeen in ay joojin doonaan duqeymaha ay dalkaasi ka geystaan.

 

Codka Nabadda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Muhaajiriin Soomaali ay ku jirto oo gaaray Spain.
Markabka ay maamusho hay’adda gargaarka ee Gacmo furan ee dalka Spain ayaa goor sii horeysay ...