AKHRISO:- Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay.

291

Garoowe (Codka Nabadda) Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Golaha wakiilada cusub ee dowladda Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay magacaabay guddiga doorashada guddoonka Baarlamanka.

Guddiga oo ka kooban 7 xubnood ayaa diyaarinaya doorashada Guddoonka rasmiga ah ee Golaha wakiilada Puntland oo la qorsheeyay in ay dhacdo maalinta Jimcaha ee ku beegan 4-ta bishan Jannaayo 2019

 

 

 

Garoowe (Xafiiska Codka Nabadda)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
XOG: Yaa lahaa Go’aanka Dalka looga Ceyriyay Nicolas Haysom, Farmaajo Mise Kheyre?
Muqdisho (Codka Nabadda)  Xog gaara oo ay heshay Codka Nabadda ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya ...