DHAGAYSO “Puntland Kuuriyada Waqooyi oo kale maaha” Xildhibaan ku sugan Garowe oo afka furtay….

271

Garoowe (Codka Nabadda)   

Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh oo kamid ah xildhibaanada gollaha shacabka Soomaaliyeed ayaa si kuluul uga soo hor jeestay go’aankii kasoo baxay madaxda Puntland ee xubnaha ka socda dowladda federaalka looga mamnuucay in ay yimaadaan Puntland inta ay socoto doorashada ayaa booqasho uu maanta ku yimid xildhibaanku gudaha magaalada Garowe waxa uu kaga hadlay arimo badan, isagoona xildhibaanku warka kasoo baxay madaxda Puntland uu ku tilmaamay mid sharci daro ah.

“Waxaan aad uga xumahay oo aan suurtageli doonin oo dhaqan cuusb oo aan yeeli doonin erayga cusub oo ah wasiirada Puntland ma imaan karaan halkan Waqooyiga Kuuriya maahan oo xir xirnayd qof kasta oo muwaadin ah inuu yimaado ayuu xaq u leeyahay mana jirto cid awood u yeelan karta is hor taagideeda” Sidaasi waxaa yiri Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh

 

DHAGAYSO CODKA 

 

 

Garoowe (Xafiiska Codka Nabadda)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
AKHRISO:- Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay.
Garoowe (Codka Nabadda) Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Golaha wakiilada cusub ee dowladda Puntland Xuseen ...