War deg deg ah oo Hada Naga Soo gaaray Magaalada Garoowe iyo Islaan Ciise Islaan Maxamed oo…

790

Gaalkacyo(Codka Nabadda) War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Garoowe ayaa sheegaya in goor dhoweyd laysugu yeeray warbaahinta kala duwan ee ku sugan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Wararka hordhaca ah ee aanu helayno ayaa sheegaya in warfidiyeenka looga yeeray guriga Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ay ku sugan yihiin musharixiinta ku sugan gudaha magaalada Garoowe.

Inkastoo aan la shaacin ajandaha haddana warar hoose ayaa sheegaya in lagu dhawaaqi doono war cusub oo ku aadan doorashada madaxtinimada Puntland ee qabsoomi doonta 8-da bisha January ee sanadka 2019 haddii Alle Iddo.

 

 

Codka Nabadda (Xafiiska Gaalkacyo)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
XOG CULUS: Maamulka Trump oo Qeyb ka ahaa Ceyrintii Haysom iyo Arin Kale oo meesha soo gashay
Muqdisho (Codka Nabadda) Dowladda Mareykanka ayaa tagaeersan go’aanka dowladda Soomaaliya ay dalka uga cayrisay ergeygii ...