Qaramada Midoobay oo Go’aan Cusub Ka qaadatay Hadalkii M/wayne Farmaajo ee Cayrintii Wakiilka QM

434

Muqdisho (Codka Nabadda) Xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay inuu Soomaaliya usoo magacaabayo ergey cusub.

ku-xigeenka afhayeenka Qaramada Midoobey Farhan Haq ayaa sheegay in tilaabada lagu ceyriyay Haysom ay ka xun yihiin.

Warka kasoo baxay xoghayaha guud ayaa lagu sheegay in wakiilka cusub uu qaban doono shaqadii Haysom laga ceyriyay.

Qoraalka waxaa ku jirtay in xogheyaha guud uu kalsooni ku qabo Haysom, khibradna leeyahay, horayna uu shaqo fiican ugu qabtay UN-ka.

Waxaa qoraalka ku jirtay in shaqaalaha UNka aan loo adeegsan karin “Persona non grata” sida uu qabo heshiiska Viienna 1961-dii.

 

Codka Nabadda (Xafiiska Muqdisho)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
War Cusub oo naga soo gaaray Xarunta Doorashooyinka Puntland & Gudiga Doorashada oo…
Garoowe (Codka Nabadda) War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey xarunta barlamaanka Puntland ...