Musharixxiintioi ugu Badnaa oo Halmar wada tanaasulay iyo Lacagtii Diiwan galinta $20,000 oo noqotay mid…

616

Garoowe (Codka Nabadda)  Shir Jaraa’id oo ay goor dhaw qabteen In ka badan 10 Musharax oo kamid ah xubnaha u taagnaa Madaxweyne-nimada Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay ka hareen Tartanka doorashada nag soo aadan ee dhacaysa Taaladada todobaadkan.

Musharaxiintu waxay ku dhawaaqeen in ay garowsadeen in aan codku baahin, sidaas awgeedna codkooda iyo dhaqaalahooda ay ku taageerayaan Musharax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ilaa hadda ah musharaxa ugu horeeya ee la saadalinayo.

Musharaxinta oo shirka jaraaid ka akhriyey magacyadooda waxay daaha ka rogeen sidda loogu baahan yahay Isbedel taabagal ah, kaas oo dhabaha u xaara Puntland horumar gaarta.

 

Inta badan dadka indhaha ku haya doorashada puntland ayaa sheegaya sababaha ugu waawayn ee ay ugu tanaa suleen inay qayb ka tahay  Lacagta 20,000 ah oo ay in badan ka ma suugeen bixin teeda

Codka Nabadda (Xafiiska Garoowe)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Madaxweyne C/weli Gaas oo xeelad cusub lasoo baxay & Musharaxiintii kale oo quusan doona hadii uu gacanta ku dhigo ninkii ay….
Garoowe (Codka Nabadda)  Madaxtooyada Puntland ee magaalada Garowe ayaa waxaa maanta ka dhacay kulan xasaasi ...