Waa Kuma Musharaxa ugu Horeeyay ee Bixiyay Lacagta $20,000 Iskana Diwaan Galiyay Doorashada PL

413

Garoowe (Codka Nabadda)  Xarunta golaha shacabka Puntland ee magaalada Garoowe ayaa waxaa ka socota qabashada araajida musharixiinta u taagan xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland.

Gudiga doorashad madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa durba bixiyey shahaadada musharaxnimada waxaana musharixii ugu horeeyey ee madaxweynuhu noqday Siciid Cabdullaahi Denni.

 

 

Codka Nabadda (Xafiiska Garoowe)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WordPress Audio Player Plugin
Check Also
Akhriso:- Labada Musharax ee ilaa hada is diwaan Galiyey Doorshada Puntland & Asad Cismaan Diyano oo shuruudii 40-ka sano..
Garoowe (Codka Nabadda) Waxaa si rasmi ah Hoolka Baarlamaanka Puntland uga bilaabantay diiwaan gelinta musharaxiinta ...