|
||||||||||||||
|
|
|
||||||||||||
|
Xaflada 1da Luulyo ayaa si weyn looga xusay Gobalada Puntland Talaado 01/07/08 Codka Nabadda Muqdisho xaflado si weyn loo soo agaasimay oo lagu maamuusaya 48 guuradii ka soo wareegyatay maalintii ay xurnimada ka qaateen Gumaystihii talyaaniga Gobalada koonfureed islamarkaan ay ahayd markii ay midoowbeen labadii Gobal Waqooyiga somaliya iyo Gobalada koonfureed oo ah maalin aan la ilaawi karin kadib markii Gobalada Koonfureed. ayaa maanta dhamaan laga xusay gobolada Puntland kuwaas oo lugu maamuusayo ahmiyada iyo doorka ay ku leedahay kowda luuliyo bulshada somaliyeed, kowda luuliyo ayaa meelaha sida wayn looga xusay waxaa ka mida xaruntamaha DPGL oo kala ah Garoowe , Bosaso, ceerigaabo, Qardho, Gaalkacayo, iyo meelo kale oo maanta aad looga xusay waxa dadka gobolada puntland gaar ahaan gobolaka Bari Bosaso ay Dhamaantood ay u joojiyeen Howlahoodii shaqo iyo tan Ganacsiba inta badni xuska 1bisha luuliyo waxaan laga dareemayey guud ahaan shacabka somaaliya oo siiyaa bishan hadaba waxaa ay Munaasibada ka dheceen Magaalada Bosaso Xarumaha Gobolka iyo Madaxtoyada Garawe Puntland Qalaalka shiraka ee degmadaa Qardho xarumaha dowlaha dhamaantood waxaa xalay siween looga soo jeeday hoteelada wawayn ee magaalada bosaso iyo meelo kale Munaasibadahaasi maanta ayaa waxay dadkii somaliyeed Gaar ahaan Gobolada Puntland Qiiro iyo xusuus dheer oo muwaa dinimo ah Maanta oo ah 1 Lulio maalintii xornimada Qaranka Soomaaliya ahaydna maalintii midowga Gobalada Koonfureed iyo kuwa Waqooyi ee xornimda qaatay 26ka Jun, ayaa ah maalin baroordiiq ka mudan shacabka Soomaaliyeed oo dib ugu dhacay gacanta gumaysi Waxaa dareenka shacabka Soomaaliyeed Munaasibadahan kala duwan ee maanta ka dhacay gobadalda puntland laga kala jeediyay khudbado ka soo kala jeediyey Madaxda sare ee Puntland ayaa ku dhiirigaliyay dadkii ka soo qaybgay maalintii in ay kala duwan yihiin maanta iyo maalintaa oo ay ku sababeyen in ay kala duwan yihiin dadkii barigaa joogay iyo dadka haatann jooga.
|
||||||||||||||
![]() |
||||||||||||||