Dagaalo xoogan oo maanta ku dhexmaray Ciidamo Ethopia iyo Xoogaga huwaysan duleedka Magaalada

Khamiis   03/07/08  Codka Nabadda Baladweyn

Dagaalo xoogani ayaa maanta waxa uu dhemaray Ciidamo itoobiyaan iyo xoogaga sida wayn uga soo horjeeda joogista ciidamada itoobiya iyo siyaasadda DFKMG waxaana la soo sheegayaa in dagaalkaasi uu yimid markii Ciidamada dowladda itoobiya oo iyagu ka soo baxayn degaanka kala bayr ayna ku sii socdeen
 

buurta janta kundishe ay wadada ay y galeen xogaga uu hubaysan ee waxa weerara dagaalkaasi ayaa la soo sheegayaa labda dhinacba ay isku adeegsadeen hubka nooocyadiisa kala duwan waxaana uu soconay ingaaraysa afrtan iyo shandaqiiqadoo dagaalka iyo sidoo kale waxaa uu garayay qaybo katirsan xaafadaha magaalada baladwayn sida xaafadda xaawo taako sida uu soo sheegayo wariyaheena inagu soo magaalda baladwayn  hase ahaatee dagaalka markuu dhamaaday ayaa waxay ciidamadii itoobiyaanka ahaa waxay gaareen buurta janta kundishe halkaasi ay ku leeyihiin fariisamo
 

Sidoo kale dagaalkaasi ayaa hakiyay isusocodkii gaadiidka isticmaalayay halkaasi oo ah meesha ay isaga kala gooshaan baabuurta aad gobolada dhexe  waana dagaalkii ugu xooganaa halkaasi ku dhexmara xooga hubaysa iyo sidoo kale ciidmada itoobiya ee tageera DFKMG ee ka dhaca inawaaxiga magaalda baladweyne
 

Hogaamiamiye sare oo ka tirsan ciidanka qalabka sida ee wadan mareekanka oo magaciisa la yiraahdo maykal mulli ayaa ku eedeeyay in iminka xukuumadda mareekanka oo ay waddo furidda dagaal sadexaad uu tilmaamay iin iminka aan loo baahnayn ayna uga soo horjeedaan xukuumadda wadanka iiraan generaalka ayaa hadalkani ka sheegay shir jaraaid uu ku qabtay xafiiskiisa waxaana uu sheegay in iminka dagaalo ay uga soocdaan wadamada ciraaq iyo afghanisatan halkaasi ay joogaan ciidamo aad u farabadan waxaana uu jeneraalka uu tilmaamay inay cawaaqib xummo ay ka dhalan doonto hadii weerar lagu qaado xukuumadda dalka iiraan hadalka jeneraal ka ayaa ku soo adaday xilli laysku qilaafsanyahay hubka nuclear ka ay iminka ay samaysanayo iiraan iaydoona dhowaan ay soo saareen ciidamada sirdoonka ee mareekanka ee CIA
 

Warbixin aan la shacaacin oo oo qarsoodi ah oo looga hadlayay hubka nuclearka wadanka iiraan waxaana sidookale xukuumadda israil ay sheegtay in duqaymo ka geeysan doonto goobaha lagu farsameeyo uu hubka nuclear ka ee wadan ka ii raan
iiraan ayaa horay dhoor goor ugu celcelisay in ay hubkeeda nuclearka ay u adeegsanayso qaab nabada galyo ama koronto dhalin balse aysan u isticmaaleen hab milatary
 

Dhanka kale bayaan maanta ka soo baxay wazaaradda arimaha dibadda ee wadan ka iiraan uu na ku saxiixanyahay waziirka arimaha dibadda ee wadaanka muwar mushtaki oo uu kahadlay hindisihii ay soosaartay pantegonka mareekanka ee ku aadanaa xogta qarsoodiga ah ee nuclearka wadankeeda