|
||||||||||||||
|
|
|
||||||||||||
|
Xaalad amni xumo ah oo laga soo shegayo wadooyinka isku xira Baydhabo iyo Diinsoor Khamiis 03/07/08 Codka Nabadda Baladweyn Waxaa Siikordhaya Xaalad Amaan xumo ee laga soo Sheegayaa Wadooyinka isku xira Degmada Diinsoor iyo degmada Baydhabo 24kii saac lasoo dhaafay ayaa waxaa Dhac loogu Gaystay Gawaaari Xamuul ah oo ka amba baxay magaalda Baydhabo midkamid ah Darawaliinta sida wayn u isticmaasha Wadooyinka isku xira Degaanka Baydhabo iyo Diinsoor ayaa Wariyaheena magaalda Baydhabo waxaa uu ugu warbixiyay dhibaatooyinka ay ku Qawoon
halkaasi waxaana uu sheegay inay kooxo aan lagaranayn inay falal dhac iyo
dil ay kageeystaan
|
||||||||||||||
![]() |
||||||||||||||