|
||||||||||||||
|
![]() ![]() |
|
||||||||||||
|
Shirka Urur Goboleedka IGAD oo Maanta Adis ababa ka furmaya. e Sabti 14/06/08 Codkanabadda Boosaaso
Waxaa maanta Shir uga furmayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, Hogaamiyaasha Urur Gobaleedka IGAD, kaasi oo lagu lafa guri doono marxaladaha dalalka IGAD oo ay Somalia qeyb lixaad lihi kaga jirto. Madasha shirka ayaa waxaa haatan ku sugan Madaxda Somalia, Kenya, Sudan
Djibouti iyo R/wasaaraha Ethiopia ee uu dalkiisu marti-gelinayo Shir
weynahan IGAD, iyadoo Madaxdaasina laga sugayo khudbado ay kagha hadlayaan
sida wax looga qaban karo xaaladaha cakiran ee dalalka ku bahoobay urur
Gobaleeda.
|
||||||||||||||
|
|
||||||||||||||