|
||||||||||||||
|
![]() ![]() |
|
||||||||||||
|
Shir looga hadlayey arimaha amaanka oo ay waxgaradka ku qabteen gobolka mudug. Sabti 14/06/08 Codkanabadda Boosaaso
Xarunta maamulka gobolka oo lagu qabtay shir looga hadlayey dhanka
amaanka ayaa qaatay saacado badan shirkaasoo ay ka soo qayb galeen
gudoomiyaha gobolka mudug, duqa magaalada, taliyaha ciidamada booliska iyo
gurmadka dag dag ah. kadib markay ugu soo galeen gudah xeradooda deetan rasaas ay ooda uga qaadeen iyadoona halkaasi ay ku dhaawacmeen 3ruux oo ka tirasan dadkaasi xerada ku jiray ayna ka boobeen lacago aan qiyaasteeda la sheegin shida ay u sheegeen dadkaasi shaaciye.com. shirkaan looga hadlayey amaanka gaalkacyo ayaa ku soo beegmay xili uu soo if baxayeen habeenadii u dambeysay dilalka shacabka aan wax gaysan lala bartilaamaameedsanayey oo geeystay dhimashada 9ruux halka dhaawacuna uu intaasi ka yar yahay.
|
||||||||||||||
|
|
||||||||||||||