Waxa maanta dib u helay xoriyadiisa gudoomiyha dagmada hiliwaa ee magalada muqdisho kadib maalmo uu u xirnaa ciidamad Ethopia ee

Jimco 27/06/08  Codka Nabadda Boosaso

Waxa maanta dib u helay xoriyadiisa gudoomiyha dagmada hiliwaa ee magalada muqdisho kadib maalmo uu u xirnaa ciidamad itopia ee fariisinka ku leh sarta xeeyle bariise ee isla dagmadaasi

 

 

Gudoomiye cumar cabdule axmed jacfan ayaa dib u helay xoriyadiisa isaga oo mudo 19 casho u xirnaa ciidamada itopia ee fariisinka ku leh warshadii baastada ee dagmada hiliwaa ee magaalada muqdisho

 

Cura jacfaan ay ku tilmaaya xarigiisa mid sharci daro ah oo uu ku micneeyay in ay ka dambeeyasay markii ciidamada doowladu gaari ay dad rayid ah ka soo qaateen uu dib ugu celiyay taasina ay keentay sida uu saxaafada u sheegay itobiyaanku in ay ku qasbeen in uu dib u soo celiyo.

 

Horay ayeey aheeyd markii gudoomiyha g/banadir maxamed cumar xabeeb maxamed dheere uu shir jara.id uu qabatay ku sheegay in ay sharci daro tahay xariga loo geeystay mid ka mid ah maamulkiisa dadaal uu sameeyay mamulka gobolka banaadirna lagu soo daayay gudoomiyaha dagmada hiliwaa sida uu sheegay cumar jacfaan

 

Jacfaan gudoomiyaha dagmada hiliwaa ayaa intaa ku daray in intii uu ku jiray gacanta ciidamada itoobiya si wanaagsan loola dhaqmay oo aan xadgudub lagu sameeyn

 

Waxaa uu gudoomiyha dagmada hiliwa noqonayaa masuulkii ugu sareeyay ee ka mid ah doowlada oo ay xiraan ciidamada itopia intaa oo mlina ay hayaan waxaan si dhab ah loo ogeeyn sababta loo ogoleeysiiyay in ay ciidamada itobiya sii daayaan godoomiyaha dagmada hili waa cumar jacfaan oo markii hore diideen sii deeysmadiisa